Somaliland: Saleebaan Koore oo laga helay COVID19 – VIDEO

Published: September 15, 2020

Wasiirka warfaafinta Soomaaliland Saleebaan Yuusuf Koore ayaa sheegay in laga helay xanuunka safmareenka ah ee Coronavirus isagoo ku sugan magaalada Laascaanood kadib markii uu isku sameeyey baaritaanka COVID19.

Wasiirka ayaa sheegay inuu ahaa qofkii ugu horeeyey ee lagu baaray mashiinka Covid19 kaas oo markii ugu horeysay shalay la geeyey Laascaanood kadibna isagu noqday qofkii ugu horeeyey ee xanuunka laga helo.

Xanuunka Coronavirus ayaa dib usoo laba kacleeyey waxaana u sabab ah, kadib markii ay hoos u dhacday cabsidii cudurkan laga qabey, iyadoo dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada ay meel iska dhigeen qatartii cudurka.

Hoos ka daawo:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *