Raysalwasaaraha Jamhuuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta hortegey Baarlamaanka si ay u siyaan codka kalsoonida.…
Raysalwasaaraha magacaaban ee Jamhuuriyadda Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah ee Arbacada uu hortago baarlamaanka. Baarlamaanka…
Banaanbax weyn oo lagu soo dhaweynaayo raysalwasaaraha dhawaan u magacaabey Madaxweynuhu mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Muqdisho ka dhacay maanta…
Qoraal ku soo baxay joornaalka Dagbladet ee ka soo baxa dalka Norway qaybtiisa Plus ee lacagta lagu akhristo ayaa daabacay…
Ra`iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa war qoraal ah oo uu ka soo saraay magaaladda Muqdisho wuxuu…
Raysalwasaaraha magacaaban ee Jamhuuriyadda Federaaliga ah Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatey safiirka Midowga Boqortooyada u fadhiya Soomaaliya Mr.…
Qof Noorwiijiyaan ah oo loo magacaabey xilka raysalwasaaraha Soomaaliya, ayaa cinwaan looga dhigey faallo ku soo baxdey waregsyka ugu weyn…
Maaulka Putland waxay si weyn ugu Hambalyeyneysaa Raisul wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Raisul Wasaare Xasan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta (Khamiis) magacaabey Raysalwasaaraha xukuumadda oo ahayd shaqada ugu horeysa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaaliga ah Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hor inta aanu u safrin dalka Sucuudiga magacaabey Raysalwasaarihiisi, kadib markii…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa subaxnimada maanta ah ee Khamiista ku dhawaaqey qofka Raysalwasaaraha u…