Wasiirka maaliyada XfS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta ka qeeb galay bandhigga barbixinta sanadlaha ah ee canshuuraha barriga sanadkan 2020 oo hadda biloow ah.
Wasiirka ayaa sheegay in dakhliga ka soo xarooday Canshuuraha barriga uu kordhay sanadihii ugu dambeeyay, maadaama dadaalo dheeri ah ay wasaaraddu ku bixisay.
“Isbadalka faa’idada badan waxaa sabab u ah sharciyadii aan meelmarinay, wacyigalin bulsho iyo wadashaqeyn wanaagsan oo aan la leenahay Canshuur bixiyaha Dalka” ayuu yir: Wasiirka maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.
Sodokale, Dalkeena waa in aan ku dhisanaa maalkeena iyo dhididkeena sidaa waxa Bartisa Fecebooka ku qoray Wasiirka maaliyada XFS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.
HORSEEDMEDIA