20 ruux oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Suuriya.

Published: December 8, 2019

Ku dhawaad 18 ruux ayaa ku dhimatay weerar dhanka cirka ahaa oo ka dhacay Waqooyi Galbeed dalka Suuriya.

Duqeemaha oo ay geysteen dowladda Suuriya oo taageero ka heleeso diyaarahada dagaalka ee dalka Ruushka, ayaa si gaar ah kaga dhacay gobolka Idlib.

Dowladda Suuriya yaa todobaadyadii ugu danbeeyay isku dayeesay in ay dib usoo celiso xarumaha ay falaagada dowladda kasoo hor jeedo kaga sugan yihiin gobolka.

Urur udooda xuquuqda Aadanaha fadhigiisuna uu yahay magaalada London, ayaa sheegay in tirada dhimashada ay gaari karto 20 ruux.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *