Published: April 6, 2020
by: Horseed Staff
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa u magacaabay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Koofur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye xilka Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga ee Xukuumadda Soomaaliya.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa lagu sheegay in C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye uu noqon doono Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, isagoo bedelaya Daahir Cabdi Cabdullaahi (DR GO) oo horay xilkaas u hayay.
Horseed Media
Warba lagamaxeye aweey ama Magac u yaal ayu ahaa ama welli
Maxbuus guri
Mia !!!!!!!!!! Gudoomiyihi hore Kg