Somaliland: Guddiga Ka Hortega Covid-19 oo Lagu Wareejiyay Lacag Ka Badan Sideed Boqol oo Kun

10 May, 2020

Shirkadda Isgaarsiinta Telesom ee ka howlgasha degaamadda Somaliland ayaa maanta ku wareejisay guddiga ka hortega xanuunka…

Shirkadda Isgaarsiinta Telesom ee ka howlgasha degaamadda Somaliland ayaa maanta ku wareejisay guddiga ka hortega xanuunka covid-19 Qaaraan lacageed oo gaaraya

Qaaraanka lagu wareejiyay guddiga ayaa isugu jira qalab qiimihiisu yahay 640 Kun oo dollar iyo lacag cadaan ah oo 200,000 kun dollar.

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo guddoomay qaaraanka ayaa si weyn uga mahadceliyay shirkadda Telesom. Deeqdan aya noqonaysaa middii ugu ballaarnayd ee shirkadi ay ku wareejiso guddiga ka hortega Coronavirus ee Somaliland.

https://www.facebook.com/horseedmedia/videos/1669791193189105/

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *