Published: May 10, 2020

Shirkadda Isgaarsiinta Telesom ee ka howlgasha degaamadda Somaliland ayaa maanta ku wareejisay guddiga ka hortega xanuunka covid-19 Qaaraan lacageed oo gaaraya
Qaaraanka lagu wareejiyay guddiga ayaa isugu jira qalab qiimihiisu yahay 640 Kun oo dollar iyo lacag cadaan ah oo 200,000 kun dollar.
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo guddoomay qaaraanka ayaa si weyn uga mahadceliyay shirkadda Telesom. Deeqdan aya noqonaysaa middii ugu ballaarnayd ee shirkadi ay ku wareejiso guddiga ka hortega Coronavirus ee Somaliland.
HORSEEDMEDIA