Dowlada Soomaaliya Oo Amar Dul-dhigtay Muwaadiniinta Kenya

7 December, 2020

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro quseeya socdalka muwaadiniinta kenyaanka…

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro quseeya socdalka muwaadiniinta kenyaanka ah ee doonaya in ay u soo safraan gudaha Soomaaliya.

Muwaadiniinta Kenyaanka ah ee ku safraya baasaboorka dubloomaasiga ah ayaa looga baahan yahay ogolaanshiyaha wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Go,aankan ma saameynayo muwaadiniinta kenyaanka ah ee heysta deggenaanshiyaha.

Hoos ka daawo:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *