Puntland & Jubbaland Oo Beeniyey Inuu Fashilmay Shirkii Muqdisho – VIDEO

7 April, 2021

Dowladaha Jubbaland iyo Puntland ayaa beeniyay in shirkii Afisyooni uga socday Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada…

Dowladaha Jubbaland iyo Puntland ayaa beeniyay in shirkii Afisyooni uga socday Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada dalka ay mas’uul ka ahaayeen fashilka ku yimid.

War-saxafadeed ay soo saareen Jubbaland iyo Puntland oo uu saxaafadda u akhriyay Wasiiru Dowladaha Madaxtooyada Jubbaland ayaa looga jawaabay eedda loo jeediyay labada maamul ee ah in ay sabab u yihiin fashilka ku yimid Shirkii Afisyooni.

Puntland iyo Jubbaland ayaa iska fogeeyay dhammaan waxyaabihii dowladda Federaalka ay ku eedeysay, waxaana war-saxaafadeedka lagu sheegay in Labada maamul aysan masuul ka

”Ummadda Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka waxaan u caddeyneynaa inuusan jirin wax shir ah oo fashilmay oo aan ognahay Nasasho ayaan ku kala maqannahay ee Shirku waa noo sidiisii”

Wasiirka Warfaafinta Puntland

Hoos ka daawo:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *