Puntland & Jubbaland Oo Beeniyey Inuu Fashilmay Shirkii Muqdisho – VIDEO

Published: April 7, 2021

Dowladaha Jubbaland iyo Puntland ayaa beeniyay in shirkii Afisyooni uga socday Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada dalka ay mas’uul ka ahaayeen fashilka ku yimid.

War-saxafadeed ay soo saareen Jubbaland iyo Puntland oo uu saxaafadda u akhriyay Wasiiru Dowladaha Madaxtooyada Jubbaland ayaa looga jawaabay eedda loo jeediyay labada maamul ee ah in ay sabab u yihiin fashilka ku yimid Shirkii Afisyooni.

Puntland iyo Jubbaland ayaa iska fogeeyay dhammaan waxyaabihii dowladda Federaalka ay ku eedeysay, waxaana war-saxaafadeedka lagu sheegay in Labada maamul aysan masuul ka

”Ummadda Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka waxaan u caddeyneynaa inuusan jirin wax shir ah oo fashilmay oo aan ognahay Nasasho ayaan ku kala maqannahay ee Shirku waa noo sidiisii”

Wasiirka Warfaafinta Puntland

Hoos ka daawo:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *