23 November, 2021
Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa markale kamid noqday Xildhibaanada Golaha Shacabka 11-aad ee baarlamaanka Federaalka…
Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa markale kamid noqday Xildhibaanada Golaha Shacabka 11-aad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Maareeye ayaa kusoo baxay codad gaaraya 96-cod halka musharixii la tartamayay C/raxmaan Warsame uu helay codad dhan 3-cod.
Doorashada shan kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ayaa ka socota Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee Jeneral Kaahiye.
Horseed Media