28 December, 2021
Golaha Midowga Murashaxiinta oo qoraal soo saaray ayaa ku eedeeyey Madaxweyne Farmaajo in uu isku dayey…
Golaha Midowga Murashaxiinta oo qoraal soo saaray ayaa ku eedeeyey Madaxweyne Farmaajo in uu isku dayey inuu awood ciidan xukunka kula wareego.
Maxamad C/laahi Farmaajo wuxuu isku deyey in uu ciidan ku qabsado hay’ado madani ah oo dastuuri ah. Golaha Midowga Murashaxiinta wuxuu dalbanayaa in baaritaan lagu sameeyo, dacwadna lagu soo oogo Farmaajo iyo intii kale ee ku gacansiisay afganbiga.
Goluhu wuxuu kaloo dalbanayaa in uu Farmaajo degdeg u banneeyo Villa Somalia sida ugu dhaqsaha badan.