12 February, 2022
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta qaabilay qaar ka mid ah dhallinyarada…
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta qaabilay qaar ka mid ah dhallinyarada Magaalada Beledweyne.
Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay dhalinyarada reer beledweyne booqashada ay ugu yimaadeen isagoo kula dardaarmay inay gacmaha is qabsadaan ayna ka shaqeeyaan midnimada iyo wadajirka bulshada.