Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay dhallinyarada Beledweyne

Published: February 12, 2022

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta qaabilay qaar ka mid ah dhallinyarada Magaalada Beledweyne.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay dhalinyarada reer beledweyne booqashada ay ugu yimaadeen isagoo kula dardaarmay inay gacmaha is qabsadaan ayna ka shaqeeyaan midnimada iyo wadajirka bulshada.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *