Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa shir guddoomiyay kulanka guud ee Golaha Shacabka.
Kulanka ayaa lagu soo saaray 8 ka mid ah 11-ka xubnood ee Golaha Shacabka uga mid noqonaya Guddiga Qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS oo ka kooban 10-xubnood.
Xubaha magacyadooda kala ah:
1-Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamed.
2-Xildhibaan Cali Xaaji Daahir.
3-Xildhibaan Nuura Mustaf Mukhtaar.
4-Xildhibaan Maxamed Axmed (Beerey)
5-Xildhibaan Maxamed Ibrahim Mucalimuu.
6-Xildhibaan Maxamed Cumar (Caananuug).
7-Xildhibaan Cumar yuusuf Khaalib.
8-Xildhibaan Fardowsa Maxamed Cigaal.
Guddomiye Madoobe ayaa sheegay in 3 xubnood ee harsan saacadaha soo socda lagu soo dari doono si loo dhameystiro xubnaha gudiga maanta la magacaabay.