Khasaare ka dhashay is-rasaasayn ciidamada PSF iyo PMPF ku dhexmartay magaalada Boosaaso

Published: October 20, 2024

Hal askari ayaa ku dhintay is-rasaasayn maanta oo Axad ah ku dhexmartay magaalada Boosaaso, ciidamada gaarka ah ee PSF iyo ciidanka ilaalada xeebaha Puntland ee PMPF.

Lama oga waxa sababay dhacdadan, walina wax war kama soo bixin talisyada labada ciidan, iyadoo askariga dhintay uu ka tirsan yahay PSF.

Wixii war ah ee kasoo kordha halkan kala soco.

Horseed Media