Boqor Burhan Oo Si Ballaaran Loogu Soo Dhoweeyey Burtinle – VIDEO

Published: September 28, 2020

Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban Isimo, Waxgarad iyo aqoonyahan ayaa maanta si heer sare loogu soo dhoweeyey magaalada Buurtinle oo ka tirsan gobolka Nugaal.

Waxaana halkaas boqorka iyo wafdigiisa kusoo dhoweeyey isimada dhaqanka, waxgarad, xidlhibaano, siyaasiyiin, aqoonyahan iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada Burtinle.

Boqorka iyo wafdigiisa oo safar ku maraya gobolada Nugaal iyo Mudug ayaa la kulmi doona isimada iyo waxgaradka goboladaasi.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *