Boqorka cusub ee Japan oo la caleemo-saaray

Published: October 22, 2019

Boqorka cusub ee dalka Japan Naruhito ayaa xalay la caleemo-saaray, xafladaasi oo ay kasoo qeyb galeen madax iyo wafuud ka kala socda caalamka.

Naruhito ayaa xilka kala wareegay Aabihiis Akihito oo bishii May ee sanadkan xilka ka degay, wuxuuna Boqorka cusub uu noqonayaa hogaamiyihii 126aad ee Boqortooyada Japan.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *