Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in dib loo bilaabi doono adeegga bixinta baasaboorada oo muddo…
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta aaladda fogaan arragga uga qeyb galay Shirka Sanad…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo…
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya sareeyo guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhigga kulan kula qaatay taliyaha howlgalka Midowga…
Dowladaha Puntland iyo Jubaland ayaa warsaxaafadeed wadajir ah oo ay goordhawayd soo saareen waxa ay ku sheegeen in ay walaac…
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in shaqaale ka tirsan wasaaradda Caafimaadka ay iska…
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta ku kulmay xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, ansixiyey laba xubnood oo…
Xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkoodu dhammaaday ayaa Maanta oo Arbaco ah, waxaa la filayaa in kulan…
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa diiwaangelisay 128 kiis oo cusub oo ah COVID19 24kii saacadood ee lasoo dhaafay, taasoo wadarta guud…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo talaado ah xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Wakiilada…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay warar saacadihii lasoo dhaafay la isla dhexmarayay Baraha Bulshada oo ku saabsan…
Madaxweynaha Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa kulan kula qaatay xarunta Villa hargaysa ee magaalada Muqdisho Gudoomiyaha golaha shacabka…