Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saaray go’aankii golaha shacabka ay muddo kordhinta ugu sameeyeen Madaxweyne…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka ay ka soo saareen jiheynta doorashooyinka heer…
Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xilku ka dhamaadey ayaa maanta u codeeyey sharci lagu sheegay jiheynta doorashooyinka Baarlamaanka, waxaana…
Kulankii xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa goor dhow furmay iyadoo dib u dhac uu ku yimid waqtigii hore loo qorsheeyay, baarlamaanka…
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan Ciidanka Xoogga…
Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliyaha guud ee qeybta…
Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macalin fiqi ayaa bogaadiyay talaabadii uu taliyaha ciidamada Booliiska gobolka Banaadir Saadiq ku joojiyay…
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa Isniinta kulan degdeg ah yeelanaya, iyadoo goordhow uu farriin qoraaleed u dhacay xildhibaannada oo…
Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade ayaa sheegay inay rajo ka qabaan in madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi…
Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Mohamed Hussein Roble ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyey qaar kamid ah golaha wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka ah…
Guddigii loo xil saaray baaritaanka dilkii guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhegajuun ayaayaa Maanta yeeshay kulankii 9-aad oo…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jambuuti ismaaciil Cumar…