Akhriso: Liiska Guddiga Farsamo Ee Dowlada Federaalku U Magacawday Shirka Turxaan-bixinta Doorashada
Raysal wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shirka 15ka Febraayo u magacaabay guddi farsamo oo ka…
Raysal wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shirka 15ka Febraayo u magacaabay guddi farsamo oo ka…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdi ayaa ka qaadacay habka loo maray dhisida golaha garsoorka dalka…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay xaaladahii ugu danbeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Wasaaradda ayaa sheegtay…
Qarax weyn oo loo adeegsaday gaari bambaano lasoo saaray ayaa ka dhacay mid kamid ah goobaha kontaroolka lagu baaro gaadiidka…
15ka bishan Feberaayo waxaa loo ballansan yahay in mar kale la isugu yimaado shir lagu turxaan bixinayo sidii lagu hirgelin…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay bilowday diiwaangelinta diyaaradaha iyo ruqsad-siinta xirfadlayaasha, waxaana maanta lagu daahfuray magaalada Muqdisho. Munaasabad…
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maalmihii lasoo dhaafay wadahadal kula jiray Wasiirada Arrimaha Dibada ee dowladaha…
Ururada Bulshada Rayidka ee abaabulan ayaa soo saaray Qoraal ay ku taageerayaan shirka lagu baaqay in la qabto 15ka Feberaayo…
Xuska sanad guuradii 56 aad ee ciidanka badda iyo difaaca xeebaha Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiirka difaaca…
Raysal Wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta hortagey golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa uga…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sen. Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhoweeyay soo jeedinta Dowlad Goboleedka Puntland ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir ku saabsan arrimaha doorashooyinka isugu yeeray Madaxda…