15ka bishan Feberaayo waxaa loo ballansan yahay in mar kale la isugu yimaado shir lagu turxaan bixinayo sidii lagu hirgelin…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay bilowday diiwaangelinta diyaaradaha iyo ruqsad-siinta xirfadlayaasha, waxaana maanta lagu daahfuray magaalada Muqdisho. Munaasabad…
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maalmihii lasoo dhaafay wadahadal kula jiray Wasiirada Arrimaha Dibada ee dowladaha…
Ururada Bulshada Rayidka ee abaabulan ayaa soo saaray Qoraal ay ku taageerayaan shirka lagu baaqay in la qabto 15ka Feberaayo…
Xuska sanad guuradii 56 aad ee ciidanka badda iyo difaaca xeebaha Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiirka difaaca…
Raysal Wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta hortagey golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa uga…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sen. Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhoweeyay soo jeedinta Dowlad Goboleedka Puntland ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir ku saabsan arrimaha doorashooyinka isugu yeeray Madaxda…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkiisa dhammaaday ayaa Maanta tallaado ah kulan gaar ah Xarunta Madaxtooyada kula qaatay Gudddoonka…
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa ku dhawaaqay kudlada…
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax dhigay qeybtii labaad ee dhismaha lagu ballaarinayo Isbitaalka Yardimeli ee…
Kulan xalay ku dhexmaray magaalada Muqdisho Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal iyo qaar kamid ah Murashaxiinta Madaxweynaha & Xildhibaano ayaa…