Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeeshay xaruntooda KMG waxa ay ku meel mariyeen…
Taliyaha ciidanka dhulka dowladda federaalka Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay in dagaalkaasi maleeshiyaadka Al-shabaab looga…
Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) Dr. Yuusuf Al-Cuseymiin ayaa boogaadiyay shirkii Jabuuti ee wadahadalada Soomaaliland iyo dowlada federaalka…
War Saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu sheegay inay dowlada federaalka Soomaaliya ku fashilantay qabashada doorasho qof iyo…
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya hirgelisay xarunta ka digista halis-wadareedka…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa ugu hambalyeeyey dowlada Kenya kursiga…
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa diiwaangelisay 23 kiis oo cusub oo ah COVID19 24kii saacadood ee lasoo dhaafay, taasoo wadarta guud…
Madaxweynaha Dowlada Fedeaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay Wasiirka Maaliyadda Itoobiya, Axmed Shide oo shalay booqasho ku yimid…
Wararka ka imaanaya magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in qarax maanta ka dhacay meel u dhow madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim ee…
Shirkii wada-hadalada dowladda federaalka ee Somaliya iyo Somaliland ee ka socday Waddanka Jabuuti ayaa caawa labadii dhinac ku kala saxeexdeen…
Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyadda Gobolka Hiiraan Abuukar Maaddeey ayaa sheegay in ciidanka milateriga fedraalka oo kaashanaya kuwa AMISOM ay…
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa diiwaangelisay 38 kiis oo cusub oo ah COVID19 24kii saacadood ee lasoo dhaafay, taasoo wadarta guud…