Qaraxaan ayaa laga maqlay inta badan Degmooyinka Magaalada Muqdisho, waxa uuna ahaa mid gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsan ciidamada…
warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ay soo saarto wasaaradda Caafimaadka Federaalka ayaa lagy sheegay in 24kii saac ee lasoo dhaafay…
Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamo ka tirsan Dawlada ay la wareegeen deegaano ay horay gacanta ugu…
Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, haatana hogaamiya xisbigga Himilo Qaran ayaa war-qoraal ah oo uu baahiyay waxa…
Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyey in doorashada Soomaaliya dib u dhacdo oo aysan wakhtigeedi…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa mantaa ku baxay xalinta shaqaaqo dagaal…
Jubaland ayaa sheegtay in ay dacwad rasmi ah ka gudbinayso Madaxa Midawga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna masuulka u sareeya…
Ciidamada dowladda federaalka ayaa weerar ku qaaday fariisin ay maleeshiyada Al-Shabaab ku leeyihiin inta u dhexeysa degmooyinka Buula burde iyo…
Saciid Cabdilaahi Deni Madaxweynaha Puntland ayaa ku eedeeyay Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ay hurinayso colaado ka dhaca gudaha Somaliland,…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa sheegay in arimaha Somaliland ay ka midyihiin waxyaabaha Murugsan ee Dalka ka jirra, waxa…
Dowladda federaalka ee Somaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 117 Muwaadin oo ku xayirnaa wadanka Baakistaan cudurka Coronavirus awgiis.…
Waxaa maanta si wayn looga ciiday gudaha Soomaaliya, ciidaan ayaa lagu dhawaaqay xiligii danbe ee xalay, DFS ayaa fiidkii hore…