Wasiiru dowlaha howlaha guud ee xukumadda Soomaaliya Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ku dhawaaqay inuu xilkaas iska casilay, maadaama uu…
Xafiiska xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa qoraal ka soo saaray lix nin oo tootasho lagu fuliyay iyo falalkii ay…
Wasaaradda Garoomada iyo duulista hawada ee dowladda Puntland ayaa maanta shaacisay waqtiga uu bilaaban doono duulimaadka ay shirkadda diyaaradaha ee…
Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta shir uga furmay magaalada…
Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug ayaa shaaciyay Shuruudaha Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug. Shuruudaha lagu xiray Musharaxiinta Gudoonka Baarlamaanka…
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u ansixiyay sharciga Saxaafadda Soomaaliya, kaasi oo ay…
Alexander van Der Bellen madaxweynaha Dalka Austria ayaa warqadaha aqoonsiga danjirinimo ka guddoomay Danjiraha dowlada Soomaaliyeed ay dhawaan u Magacaawday…
Madaxweynaha dawlada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka boqortooyada Cumaan ayaa kulan la qaatay suldaanka cusub ee…
Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi, ayaa shir-guddoomiyay kulankii 26-aad ee Kalfadhiga 6-aad ee…
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada booliska magaalada ay gacanta ku dhigeen askari xalay qof shacab ah…
Wararka ka imaanaya deegaanka Tooratoorow ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay dib u qabsadeen deegaankaasi Deegaanka Tooratoorow ee…
Ciidamada Kumaandooska ee Danab ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka toorotoorow ee gobolka Shabeelaha Hoose.…