Guddoomiyayaasha xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi inuu diiday in la kala diro komishanka doorashooyinka…
Madaxweyne Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta u safray Dalka Cumaan halkaas oo uu uga qaybgali…
Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland ayaa soo saaray digniin la xiriirta roobab dabaylo watta oo ku soo wajahan qaar ka mid…
Ururka Alshabaab ayaa meel fagaare ku toogtay 4 nin oo lagu eedeeyay in ay u shaqaynayeen dawlada Federaalka ah re…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.10 January 12, 2020 kusoo saaray magacaabis iyo xil-kaqaadis uu…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilkii ka qaaday guddoonkii sare ee Maxkamada ciidamada iyo dambiyada culus ee Puntland,…
Dowladda caalamku aqoonsan yahay ee Liibiya iyo kooxda uu hoggaamiyo Genereal Haftar ayaa ku heshiiyay xabad joojin si wadahadal lagu…
Xero barakacaal oo ku taalla duleedka magaaladda Muqdisho ayaa waxaa gaajo ugu geeriyooday saddex caruur ah oo ay labo mataano…
Qabashada shirkaan ayaa waxaa iska kaashaday Maamulka Gobolka Karkaar, Kan Degmada Qardho iyo Wasaarada Deegaanka Puntland ayaa diirada lagu saaray…
Rob Macaire Danjiraha UK ee Waddanka Iiraan oo ciidanka nabadgelyada ee Iiraan ay xireen muddo 3 saac ah kaddib dibadbaxyo…
Ibraahim Xasan Cawaale oo ka mid ahaa Musharaxiintii u tartamayay Kuraasta degmada Ceelbuur ka soo galaya Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay…
Maanta ayaa lagu wadaa in xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug ay yeeshaan kulankoodii ugu horeeyey, isla…