Shacabka Britain oo u Dareeraya Doorasho

Maanta oo khamiis ah, 12 December, sanadka 2019-ka waxaa guud ahaan dalkan Britain subaxnimada looga dareerayaa doorasho nooceeda aan horay…

December 12, 2019 | by Horseed Staff

Canada iyo Soomaaliya oo xiriir cusub yeelanaya

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo magaalada Aswan u jooga ka qayb galka madasha Aswan,…

December 12, 2019 | by Horseed Staff

DFS iyo Ahlu Sunah oo heshiis gaaray.

Culima u diinka Ahlu sunah waljameeca iyo Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa gaaray heshiis ku salaysan saami qaybsigga xubnaha…

December 12, 2019 | by Horseed Staff

Mudug – Xoolo dhaqato la rasaaseeyay

Maleeshiyaad hubeysan ayaa  xalay dad shacab ah waxaa ay ku dileen duleedka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Dilka ayaa waxaa…

December 12, 2019 | by Horseed Staff

DFS oo ka hadashay weerarkii SYL Hotel

Ciidamada amniga Dowladda Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay howlgalkii ay ka wadeen Hotel SYL oo weerar ay ku soo qaadeen maleeshiyaad…

December 11, 2019 | by Horseed Staff