© 2022 Horseed Media Group

golis telecom

Gudigga Doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay shuruudaha doorashada Gudoonka Baarlamaanka.

Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug ayaa shaaciyay Shuruudaha Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

Shuruudaha lagu xiray Musharaxiinta Gudoonka Baarlamaanka oo gaaray 8 qodob ayaa waxaa ka mid ah in Musharax kasta oo gudoomiyaha u tartamaya u bixiyaa 10kun oo dollar.