Xildhibaanada gollaha wakiiladda Puntland ayaa maanta xilkii ka qaaday guddoomiyahahoodii Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed), kadib markii 44 Xildhibaan ay…
Kulan deg deg ah ayay isugu yimaadeen Baarlamanka Puntland, wuxuuna ajandihiisu ahaa soo jeedin ay keeneen xildhibaanada oo ah in…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Dhoobo-Daareed ayaa Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdillaahi Deni ku eedeeyay weerarkii xalay lagu qaaday xarunta baarlamaanka.…
Gudoomiye ku-xigeenka 1-aad ee baarlamanka Puntalnd Abuukaate Cabdicasiis ayaa sheegay in uu qabtay mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamanka Puntalnd,…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamanka Puntalnd Abuukaate Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan ayaa sheegay in uu qabtay mooshin ka dhan ah…
Khasaare isugu jirra Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka dhashay dagaal dhex maray ciidamo ka tirsan Booliska Puntland iyo kuwa ku…
Fiidnimadii caawa ayaa laga maqlay rasaasta waaweyne ee lagu xirro gawaarida tiknidda ah iyo kuwa qoryaha fudud ka dhaca agagaarka…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in bisha soo socota ee December ay ku dhawaaqi doonto bixinta shatigii ugu horeeyay ee ku…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Garoowe wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Safiirka dalka…
Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kuwait oo uu horkacayo Danjire Cabdullahi Maxammed Odowaa ayaa kulan laqaatay madaxda ugu sarreysa Bisha-Cas…
Madaxweynaha maamul Goboleedka koonfur Galbeed Md; Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) , ayaa Dowladda Ingiriiska iyo Saraakiisheeda ku sugan Soomaaliya…
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa xaqiijiyay in ciidamada amnigu ay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah xaasadkii hoggaamiyihii…