Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan aayatulaahi Cali Khumeyni ayaa meesha ka saaray wadahadalo ay la galaan Washington, maalin ka hor…
Olole dib loogu soo celinayo bilicda iyo nadaafada ayaa maanta ka dhacay magaalada Garissa ee xarunta u ah gobolka Soomaalida…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saaka ciidamo ka tirsan kuwa Haramcad u daadgureysay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka…
24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa qaybo kamid ah deegaanada Puntland waxaa ka da’ayay roobab mahiigaan ah, waxaana meelaha…
Cabdicasiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa xalay kulan kula yeeshay magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose…
Sheekh Maxamed Shaakir Xasan Madaxa Xukuumadda Galmudug kana mid ah hoggaanka Culimada Ahlu Sunnah Wal-jamaacah ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa taliye cusub u magacabaay Saldhiga Degmada Guriceel oo dhawaan ciidamada dawlada federaalka ah ee Soomaaliya…
Kooxda Daacish faraceeda Soomaaliya ayaa war murtiyeed ka soo saaray geeridii Hoggaamiyihii Kooxdaas Abuubakar Al-Baqdaadi, kaasoo bishii la soo dhaafay…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan is-xog waraysi ah la qaatay madax ka socotay Bangiga Adduunka oo…
Xildhibaanka cusub oo lagu magacaabo Faysal Cumar Geesdiir ayaa kamid noqday mudanayaasha Golaha Shacabka Puntland, kadib markii uu maanta […
Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ku eedeeyay Ururka Ahlu sunna Waljamaaca inay caqabad ku yihein dhismaha…
Xildhibaan Maxamed Warsame oo ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland ayaa guud ahaan iska casilay xubinimadiisii, warqad uu soo diray oo laga…