Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Jimce ah qado sharaf u sameeyey Isimada, Nabadoonada iyo Wax-garadka gobolka Bari.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray taallooyinka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, SYL, Dhagaxtuur, Xaawo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Talyaaniga iyo Swedan…
Madaxweynihii hore ee Somaliya sheekh Shariif sheekh Axmed ayaa ka hadlay habka lagu gali doono doorashada federaalka 2021-ka hadii ay…
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax saaka aroorti hore ka dhacay Waqooyiga magaaladda Galkacayo ee gobolka Mudug .Qaraxan…
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, mudae; Maxamed Cabdi Xayir (maareeye), ayaaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyaydhiggiisa…
Ciidamo ka tirsanaa Maamulka Somaliland ayaa Maanta kusoo biiray Puntland, Ciidankaan ayaa fadhigoodu ahaa Gobolka Sanaag gaar ahaan Deegaanka Ceel-buh,…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo cambaareyn xoogleh maalmihii lasoo dhaafay kala kulmayey xildhibaanada labada xisbi ee Maraykanka ayaa sheegay inuu…
Dowlada Faransiiska ayaa shaacisay inay joojisay hub ay ka iibin lahayd dalka Turkiga, goÔÇÖaankan oo la xariira weerarka militariga Turkiga…
Wasiirada arrimaha dibedda ee Jaamacada Carabta ayaa maanta oo Sabti ah magaalada Qaahira ku yeeshay shir deg deg ah oo…
Kooxo hubeysan ayaa habeenimadii Sabtida Soogaleysay weerar ku qaaday Masaajid ku yaal waqooyiga dalka Burkina Faso halkaasi oo ay ku…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo maanta ka hadlayey xafladiisa caleemo-saarka ee ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa sheegay inuu dhankiisa soo…