Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » Somaliland » Page 21

Somaliland

Isu duwihii Wasaaradda Howlaha Guud ee Somaliland oo la dilay

Deegaanka lagu magacaabo Qori Luqud ee gobolka Togdheer ayaa lagu dilay Isu duwihii Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dhulka ee Somaliland…

September 18, 2018 | by Keyse Adam

Somaliland iyo Al Shabaab oo ka wada shaqeenaya Weerar ka dhan ah Puntland? XOG

Xog isa soo tareysa oo ay warbaahinta Horseed Media ka helayso xubno kamid ah maamulka Somaliland iyo saraakiisha sirdoonka ayaa…

September 11, 2018 | by Abdirisaq Shino

UN: 20 Sano Kadib Soomaalidu Miyiga Waa Ka Dhamaanayaan Abaaraha Dartood

Isku-Duwaha Qaramada Midoobay ee Arrimaha Bani`aaddinimada u qaabilsan Soomaaliya, Peter de Clercq ayaa booqasho ku yimid Waqooyiga Soomaaliya, gaar ahaan…

February 20, 2018 | by Horseed Staff

Ma ku haboon tahay Federaalka inuu xiligan Wadahadal la galo Somaliland?

Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi iyo dowladiisa ayaa dadaal ugu jira sidii dib loogu furi lahaa wadahadalkii u dhaxeeyey…

February 7, 2018 | by Hussein Farah

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Hogaamiyeyaasha Mucaaradka

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay kulan la qaatay gudoomiyeyaasha labada xisbi ee Wadani iyo Ucid Mudane…

February 4, 2018 | by Keyse Adam

Culimada Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray Colaadda Deegaanka Tukaraq

Hay`adda Culimada Soomaaliyeed ayaa War-saxaafadeed ka saaray Colaadda Deegaanka Tukaraq kadib markii ay kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho, Kulankaasi oo…

January 29, 2018 | by Abdirisaq Shino

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo gaaray deegaanka Tukaraq

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanka Tukarraq ee Gobolka Sool, halkaas…

January 22, 2018 | by Keyse Adam

Madaxweynaha Somalilad oo la kulmay Danjire Michael Keating-Video

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland ayaa kulan la yeeshay ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Michael…

January 10, 2018 | by Keyse Adam

Puntland oo hoos u dhigtay isu socodka gaadiidka dadweynaha Lascaanood – Garowe

Dowlada Puntland ayaa sheegtay in hoos loo dhigay isu socodka gaadiidka dadweynaha ee adeegsada wadada isku xirta Laascaanood (Sool) iyo…

January 9, 2018 | by Keyse Adam

Somaliland oo weerartay fariisimaha ciidamada Puntland ee Tukaraq, Sool

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo iska horimaad u dhaxeeya ciidamada…

January 8, 2018 | by Keyse Adam

Taliska Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Dad Lagala Baxay Xubnaha Jirka.

Iyadoo ay warbaahinta qaarkood iyo baraha bulshada lagu faafiyay in dad reer Somaliland lagala xubnaha jirkooda, ayaa Taliyaha ciidanka Booliiska…

March 30, 2017 | by Omar Mohamed

Roobab xoogan oo ka da’ay qaar ka mid ah gobolada dalka

Deegaano badan oo ka tirsan gobolada Sanaag, Awdal, Bari iyo Karkaar ayaa ka da’ay roobab xoogan oo ay ku diirsadeen…

March 22, 2017 | by Abdirahman. A

Abaarta Soomaaliya: Muuqaalo abaarta ka jirta deegaanada Somaliland – VIDEO

Qaramada Midoobay ayaa qeylo dhaantii ugu danbeysay oo ay soo saartay ku sheegtay in dadka gargaarka deg degta ah u…

March 21, 2017 | by Horseed Staff

Xabaal wadareed ay ku aasan yihiin 17 qof oo laga helay magaalada Berbera

Xabaal wadareed ay ku aasan yinhiin todoba iyo toban qof ayaa laga helay xaafadda Burco Sheekh ee magaalada Berbera ee…

March 20, 2017 | by Abdirisaq Shino

Heshiiskii Saldhiga Imaraadka Carabta ee Berbera oo Qalinka Lagu Duugay-Video.

Magaaladda Abu-dubai ee imaaraadka Carabta waxaa maanta si rasmi heshiis ugu kala saxeexday masuuliyiin ka socday Somaliland iyo wakiilo metalayay…

March 19, 2017 | by Omar Mohamed
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 19
  • Go to page 20
  • Go to page 21
  • Go to page 22
  • Go to page 23
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd