Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland ayaa war-saxafadeed ay soo saartay waxa sheegtay in si rasmi ah loo xiri doono xuduudaha ay…
Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digreeto uu soo saaray wasiiru-dawlaha Waxbarashada ayaa…
Dowladda Federaalka Somaliya ayaa 20 Dakhtar u diraysa Dalka Talyaaniga si ay uga caawiyaan cudurka Coronavirus oo dalkaasi ku dilay…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una istaagaan sidii ay dalkooda…
Dowaldda Soomaaliya ayaa gaartey mid kamid ah guulihii u waaweynaa ee muddo 30 sano ah, taas oo ah in dalku…
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Abdinasir Yuusuf Haaji ayaa maanta garoonka diyaaradaha Jeneraal.Mohamed Abshir kula wareegay qalab caafimaad oo looga…
Taliska Qaybta Gobolka Bari ayaa Magaalada Boosaaso kusoo bandhigay Khmari ay ciidamadu amaanku soo qabteen kaas oo si dhuumalysi ah…
Donald Yamamoto Safiirka Dalada Maraykanka ee u fadhiya Soomaaliya , ayaa Dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaadhay dedaallada…
Nuur Xasan Xuseen { Nuur Cadde } Raisal-wasaarihii hore ee Dawlada Ku-meel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa la dhigay cusbitaal…
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa war-saxafadeed uu baahiyay waxa uu ku xaqiijiyay in Shaqaale ka mid ah qandaraaslayaasha ganacsatada…
Guddi-wadajirka ku meel.gaarka ah ee soo diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta kulan kula yeeshay xarrunta Guddoonka iyo…
Sida ay xaqiijisay Wasiirada Caafimaadka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Fawsiya Abiikar Nuur waxaa la xaqiijiyay in la helay qofkii…