Dalka Sweden ayaa ka mid ah wadamada Europe ee Cudurka Covid-19 uu gaaray, warbaahinta gudaha Sweden ayaa xaqiijisay in 20kii…
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkigu ayaa sheegtay in si rasmi ah mudo kooban loo joojiyay shaqooyinkii ay safaaradu u qaban-jirtay…
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in Safaaraddu ay shaqada hakin doonto muddo…
Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in Ciidamada Danab ay burburiyeen saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen Jubbada Hoose. Dowladu waxay sheegtay in…
War ka soo baxay Safaaradda Soomaaliya ku leedahay Dalka Hindiya ayaa lagu sheegay in la hakiyay dhamaan adeegyadii ay qaban…
Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa markii ugu horaysay si faah-faahsan uga…
Waxaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug xubno ka tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ee ka soo horjeeday hannaankii Doorashada…
Magaalada Afgooye ee xarunta Gobolka Shabeelada Hoose waxaa weerar Qarax loo adeegsaday lagu Dhamme Cabdulqaadir Cismaan Nuunow oo ahaa taliyihii…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay dowlada Federaalka inay fashilinayso dadaalalada ay Puntland iyo gogosha wadahadalada ee…
Wasiirka Maaliyadda Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxaan Ducaale Beyle oo xafiiskiisa warbaahinta kula hadlay ayaa faah-faahiyay wadad ay soo…
Ciidamada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hawlgallo ciidan oo ay mudooyinkii lasoo dhaafay ka wadeen deegaanka Janaale ee Gobolka…
Qaar ka mid ah xildhibaanada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ee laga soo doorto deegaaanada Puntland kana qayb-galay shirkii wada-tashiga…