Shirka wadatashiga Puntland oo muddo saddex maalmood ah ka socday caasimadda Garoowe ayaa la soo gabagabeeyay waxaana laga soo saaray…
Mahmed Yilmes Safiirka dalka Turkiga u jooga Soomaaliya ayaa booqasho ku tegay Isbitaalka Yardimeli ee Magaalada Muqdisho. Safiirka ayaa u…
eneral Odowaa Yuusuf Raagge Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed G ayaa soo saaray amaro quseeya ciidamada aan sida tooska uga…
Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka hadlayay maanta kulanka ka furmay magaalada Garowe ayaa sheegay in aysan…
Guddoomiye ku-xigeenka labaad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa xoolo nool ku wareejiyay ciidanka xoogga…
Magaalada Garoowe Caasimada Puntland saaka waxa ka furmaya shirka wada-tashiga Puntland kaas oo uu horay ugu dhawaaqay Madaxweynaha Puntland Saciid…
Waxaa Maanta Magaalada Qardho lagu soo gaba-gabeeyay shir dib-u-heshiisiin ah oo mudo 2 todobaad ah u socday beelaha Cismaan Maxamuud…
Wasiirka kalluumeysiga iyo Khayraadka badda, Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa digniin u diray Maraakiib laga leeyahay Waddamada Iiraan iyo Pakistan…
Warbixin midowga yurub uu soo saaray ayuu kaga hadlay Dagaaladii ka dhacay xuduuda Kenya iyo Somalia iyo dagaaladii. ka dhacay…
Sida ay baahiyeen warbaahinta gudaha wiil dhalinyaro ah oo dareewal ka ah Darawal Mooto bajaajle ayaa saaka lagu dilay xaafada…
Warqad kasoo baxday wasaarada arimaha dibadda D Kenya ayaa lagu sheegay in uu dib u dhac ku yimid shir hore…
Wefti ka kooban Wasiiro, xildhibaanada labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo gaaray magaaladda Garoowe, halkaasi si diiran loogu…