Kenya oo sheegtay in uu dib u dhacay shirkii ay yeelana-lahaayeen Kenya, Somalia iyo Ethopia.

Published: March 14, 2020

Warqad kasoo baxday wasaarada arimaha dibadda D Kenya ayaa lagu sheegay in uu dib u dhac ku yimid shir hore loo qorsheeyay inay isugu yimaadaan madaxda dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Ethiopia 16ka bishan aynu ku jirno.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada Kenya ayaa lagu shaaciyay in shirkaasi uu dib u dhac ku yimid ,balse si rasmi ah uma sheegin wasaaradu sababta keentay dib u dhacay, Wasaarada Arrimaha Dibbada Kenya waxay qoraalkeeda ku xustay in duruufo aan laga fursan Karin awgeed uu dib u dhacan ku yimid.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *