Victoria Nuland oo ahayd kusimihii kuxigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka ayaa xilka iska casishay xili ay xiisad ka dhex taagan…
Shan askari oo ka tirsan ciidamada cirka ee gaarka ah (SAS) ayey booliska millatariga Britain ay xireen iyagoo looga shakisan…
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka iyo Britain ayaa duqeymo cusub ka fuliyay gobolka xeebta saaran ee Al Xudeydah ee Yemen Talaadadii, iyadoo…
Ciidamada Israa’iil ayaa xalay rasaas ku furay shacabka Falastiiniyiinta Gaza, xilli ay sugayeen in raashin gargaar ah la siiyo koonfurta…
Maraakiibta waa in ay ogolaansho ka helaan maamulka arrimaha badda ee Xuutiyiinta ka hor inta aysan soo gelin biyaha Yemen,…
Baarlamaanka cusub ee dalka Pakistan ayaa mar labaad Shehbaz Sharif maanta u doortay raysal wasaare, saddex toddobaad kaddib markii doorashooyinka…
Diyaarad Militariga Mareykanka leeyahay ayaa maanta oo Sabti ah hawada Gaza ku daadisey gargaar loogu talo galay shacabka ku go’adoonsan…
Ciidamada Israa’iil ayaa Sabtidii sheegtay mas’uuliyadda weerar diyaarad Drone oo ka dhacay magaalada Xamra ee koonfurta Lubnaan, Xisbullah ayaa xaqiijisay…
Shirkadda Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa beenisay wararka sheegaya in ay baddasheen khadka hawada Soomaaliya ee ay isticmaalaan, sababo la xiriira…
Beesha Caalamka, kooxaha gargaarka iyo ururada xuquuqul Insaanka ayaa cambaareeyay xasuuqa foosha xun ee Israa’iil ay ku dishay in ka…
Goobaha codbixinta ayaa jimcihii la furmay doorashadan oo lagu soo xuli doono xubnaha Baarlamaanka iyo Guddiga awooda badan ee culimada.…
George Galloway, oo ah xildhibaan hore oo xisbiga Labour-ka ah, oo si cad u dhaleeceeyay Israa’iil xasuuqa ay ka wado…