Waxaa lasoo gabagabeeyaycodeynta wareegga koowaad ee doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, waxaana haatan si rasmi ah loo bilaabay tirinta codadka xildhibaanadda Barlamaanka ay dhiibteen
Guddiga Doorashada ee guddoonkaBaarlamaanka Soomaaliya , ayaa sheegay in xildhibaanada hani Maxamed Aadan ay noqotay xildhibaankii u dambeeyay ee codeeya
Guddiga doorashaduwaxay sheegay in doorashada guddoonka barlamaanka ay soo xaadireen 256 mudane oo u kala dooran doono afar murashax u tartamayay guddoonka Barlamaanka
Guddiga waxay kale sheegeen in tartanka uu socon doono saddex wareeg, balse musharixii hela wareegga 1aad 139 cod in uu si rasmi ah ula wareegi doono kursiga guddoomiyaha baarlamaanka.
Toos uga Daawa Doorashada Guddoonka Barlamaanka.
Horseed Media 2017