Diyaarad Ku Dhacday Garoonka Ugaas Khaliif Ee Beledweyne

Published: July 14, 2020
Sawirka Diyaaradda

Diyaarad nooca xamuulka qaada ah ayaa maanta ku dhacday garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne.

Waxaana diyaaraddan oo u rarnayd Qaramada midoobay, ka badbaadey duuliyihii wadey iyo seddex kamid ah kaaliyayaashiisii.

Wali lama oga sababta keentay shilkan diyaaradeed, sidoo kale 5tii bishaan July ayey ahayd markii diyaarad laga leeyahay dalka Kenya ay shil ku gashay gegida diyaaradaha ee magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *