Duqeyn Maraykanka la beegsaday Alshabab

Published: February 24, 2022

Ciidamada Mareykanka ayaa xaqiijiyay in duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ay ka fuliyeen meel ku dhow deegaanka Duduble ee gobolka Hiiraan.

Duqeyntan ayaa la fasaxay kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya 22-kii Febraayo.

Maraykanka ayaa hoos u dhigay tiradda duqeynta uu ka geysto dalka Soomaaliya tan iyo intuu xilka qabtay Joe Biden.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *