Garoonka Aadan Cadde oo laga mamnuucay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (Drones)

Published: October 13, 2024

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saarta ku sheegatay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (Drones) laga mamnuucay isticmaalka agagaarka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada muqdisho.

sticmaalka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (Drones) waa laga mamnuucay agagaarka garoonka Aadan Cabdulle ee Caalamiga ah masaafo dhan 5 Nautical Mile oo dhan walba, marka laga reebo kuwa ka haysta ogolaanshaha Hay’adda Duuulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS).

Hoos ka akhriso:

Horseed Media