Published: November 24, 2019
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2019/11/FB_IMG_1574577931320.jpg)
Golaha guurtida Somaliland ayaa markii lixaad muddo kordhin u sameyeey golaha wakiillada Somaliland waxayna goordhaweyd ugu dareen laba sano.
70 mudane ayaa u codaysay muddo kordhintan loo sameeyey wakiillada 71 mudane oo fadhiga fadhiyey Mudanayaasha wakiillada Somaliland ayaa xilka haya hadda 15-sano.
Sidoo kale Golaha Guurtidda Somaliland ayaa iyagguna loo kordhiyay Mudo 3 sano ah oo horleh.