Golaha wasiiradda XFS oo ansixiyey in laga laabto go’aan horay Ururka ONLY loogu aqoonsaday argagixiso

Published: January 23, 2022

Golaha Wasiirradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay in laga laabto go’aan uu horay u gaaray Golaha Xukuumadda Sanadkii 2017, kaas oo ururka ONLF u aqoonsaday urur agagixiso, ka dib dhiibistii Cabdikariin Muuse Qalbi dhagax oo loo gacan geliyay Ethiopia.

Tallaabadaasi ayuu goluhu u codeeyay inuu ahaa mid khalad.

Shirka golaha Wasiiradda waxaa shir gudddominayey ra’iisul waasaraaha XFS, mudane Maxamed Xuseen Rooble, golaha wasiiradda ayaana cod looga qaaday in dib looga laabto go’aan uu horay u gaaray Golaha Xukuumadda ee Sanadkii 2017-ka.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *