Guddiga baarlamaanka ee diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda oo iska dhex doortay Guddoon

Published: June 14, 2022

Guddiga KMG ah ee labada Aqal ee baarlamaanka ee loo xilsaaray diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2022-ka ayaa waxay maanta fadhigoodii u horeeyay ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Kulanka oo ka dhacay xarunta Aqalka Sare ayaa waxay xubnaha guddiga intii uu socday kulankooda iska dhex doorteen guddoonka guddiga, kuwaasi oo si aqlabiyad ah cod gacan taag ah loogu codeeyay.

Gudoomiyaha Guddigaasi wxaa loo doortay Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux.

Sidoo kale Senator Xassan Iidoow Maxamed (Kobac) ayaa loo doortay Gudoomiye kuxigeenka Guddiga.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *