26 December, 2021
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa qoraal uu soo saaray uga digay…
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa qoraal uu soo saaray uga digay Madaxweynaha Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka inaysan ku xadgud-bin dastuurka dalka oo aysan wadanka u horseedin Amni Daro iyo Qalalaaso Siyaasadeed.