Hirshabeelle Oo uu Ka Dhaqangelay Bandow Habeenkii ah

Published: April 14, 2020

Wasiirka wasaaradda amniga Dowlad-Goboleedka  Hirshabeelle Xilibaan,  Maxamed  Cabdiraxmaan Kheyre  oo goor dhaw lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Caawa  Salaada Cisho  wixi ka dambeeya degaannada Hirshabeelle  uu ka dhaqan gali doono Bandow socon doona illaa Salaadda Subax, kaas oo looga golleeyahay  ka hortaga Cudurka Covid19.

Two young boys carrying water walk down a road next to an IDP camp near the town of Jowhar, Somalia, on December 14. Fighting between clans has displaced more than twelve thousand people near the town of Jowhar, Somalia. Many have sought temporary shelter near an African Union military camp in the area, who are currently providing security for the IDPs. AU UN IST PHOTO / Tobin Jones.

Laamaha amniga Hirshabeelle ayuu Wasiirka ugu baaqay inay  dhaqan galiyaan amarrada lagu soo rogay degaannada Hirshabeelle

Wasiirka ayaa mas’uuliyiinta 2 da Gobal ugu baaqay inay ka qey qaataan la dagaallanka qaadka oo si qarsoodi ah loosoo galiyo qeybo ka mid ah Hirshabeelle.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *