Hirshabelle oo shaacisay guddiyada 2 kursi oo ah Golaha Shacabka BFS

Published: March 20, 2022

Guddiga Hirgelinta doorashada ee dowlad Goboleed Hir-Shabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka iyo Guddiga xulista Ergada dooraneysa labada Kursi.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu shaaciyay in Maanta ay diiwaangelinayan  Ergada doorashada iyo musharrixiinta labada kursi ee doorashadooda Maalinta berito ah ay ka dhaceyso Magaalada Beledweyne, kuwaas oo kala ah.

1: Hop#011.

2: Hop#063

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *