Jabuuti Oo Ka Hadashay Go’aankii Guddiga Baaritaan Ee IGAD

Published: January 28, 2021

Dowlada Jabuuti ayaa ka hadashay go’aankii ka soo baxay guddiga xaqiiqo raadinta ee urur goboledka IGAD u magacaabay khilaafka ka dhex jira dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaarada arrimaha dibadda Jabuuti ayaa lagu sheegay in go’aanka ka soo baxay guddiga xaqiiqo raadinta ee dowlada Jabuuti ka socday uu ahaa mid loo fuliyay si dhexdhexaadnimo ah.

“Howlaha guddiga waxaa la fuliyay kadib ruqsad laga helay dalalka Kenya iyo Soomaaliya horaantii bishan markii ay guddigu booqdeen labada dal.”

War saxaafadeedka Jabuuti

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *