Khayre oo Odoyaasha Dhaqanka Kala Hadlay Heshiiskii Xeraale iyo Huurshe.

Published: January 3, 2020
Khayre oo Dhuusamareeb kula kulmay odoyaasha Xeraale iyo Huurshe

Ra’iisul Wasaare Mudane Xasan Cali Khayre oo hoyga uu ka deganyahay Dhuusameeb kula kulmay odayaasha dhaqanka Xeraale ayaa ka xog wareystay sida uu u dhaqan galay heshiiskii nabadeed ee Xeraale iyo Huurshe.

Odaayasha ayaa R/Wasaaraha dalka u sheegay in Heshiiskaas uu guulaystay, haatana dadka ay ku noolyihiin nabad iyo daganaasho.

Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre

Mudane Xasan Cali Khayre oo ayaa uga mahadceliyay odoyaasha dhaqanka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada sida wanaagsan oo ay uga shaqeeyeen howlaha nabadaynta, wuxuuna kula dardaarmay in la sii xoojiyo dib u heshiisiinta iyo wada noolaanshaha.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *