Liibiya oo dagaal cusub dib uga bilowday

Published: December 24, 2019

Wararka ka imaaneya wadanka liibiya ayaa waxaa ay Ku soo waramaya in markale dagaal uu ka qarxay Koofurta magaalada Caasimadda u ah wadanka Liibiya ee Tiriboli.

Dagaalka ayaa waxaa uu u dhexeeyaa Ganaraalka falaagada ah ee khaliifa xafdar iyo  Xukuumadda Caalamka uu aqoonsanyahay hayee shee Itaalka yar.

Ciidamada Falaagada ayaa weerar dhanka Cirka ah Ku qaaday Deegaano Bariga kaxiga magaala madaxda Dalkaasi.

Waxaa kaloo wararka ay intaa ku dareyaa in maleeshiyo katirsan Janaraal khaliifa ay isku Dayeen in ay xoog Ku  galaan Qaybo kamid ah Tiriboli, lkn se waxaa ay isku caabin xoogan kala Kulmeen Ciidamo Daacad u ah Dowladda.

Todabaadkii hore ayuu sheegey Janaraal khaliifa Xafadar in uu qaadeyo Dagaal   uu ku tilmaamey in uu yahay mid kama Dambeys ah, waxaa uuna Wacad kumarey in Liibiya uu ka Xureyneyo,wax uu ku sheegey argagixiiso iyo mileeshiya beeleed is uruursaday.

Inkatoo khasaaraha ka dha shey  Dagaalka kasoconeya duleedka Xaruunta liibiya si dhab ah aan loo xaqiijinin, hadda ilwareeyda halkaasi laga heleyo waxaa ay wariineyaan in labada dhincaba uu Jiro khasaare Xooglex.

Labada dhinac ee Ku dagaalamaya liibiya, ayaa mid walba waxaa uu heleyaa taageero dhinacya kala Duwan,

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *